Quraansho

Ka Wikipedia
Quraansho

Quraansho waa xayawaan yar oo caqli badan oo aduunkooda ku nool. quraanshada sideedaba waa maskiin, ma ku qaniineeso ma ku dhibeeso, banaanka ee guri ka sameesataa. laakiin waxaa jiro kuwo oo maskiin aheen sida

  • Wariiriga (oo ku qaniinaayo
  • Qorweytaalaha (oo guryaha kaa haleenaayo ama ku qaniinaayo
  • Aboorka ( oo asiga neh guryaha kaa haleynaayo ama ku qaniinaayo
  • Jilaca ( oo ur ku matageesid leh ama si xun kuu qaniinaayo

„ Kaaga caajiska ahow, bal qudhaanjada u tag, Oo bal jidadkeeda u fiirso oo caqli yeelo”