Qusayi binu kilaab

Ka Wikipedia

REER CAAD IYO REER IRAM

reer caad way ahayeen qoom la halaagay wana qoomkii loo soo diray nebi nuux waxayna caasiyeen illahay waxyna dalbadeen ciqaabtiisa illahayna wuu ka abaal marayay falka ay ku dhaceen waxuna ku halaagay roob dabaylo iyo dufaana wataa.

reer iram waxay ahayeen qoom ka tirsan reer caad sida la sheego