Jump to content

Rabshada maandhowaha

Ka Wikipedia
Rabshada maandhowaha Spartak Moscow ee bisha November sanadka 2010
Rabshada maandhowaha FC Berlin oo wejigooda hagoogey bisha April sanadka 1990.


Rabshada maandhowaha (Af Ingiriis : hooliganism; Af-Carabi:) waa curyaamin iyo carqaladayn iyo xadgudub ee lagu wadu goob ciyaareed. Maandhowaha rabshada wada qaarkood ee ugu xagjirka leh waxaa lagu tilmaama iney yihiin faasiqyaal, gardarrane, mujrimiin, iyo dembiileyaal. Maandheyaal rabshadeed qaarkood waxaa lagu qabtay iyagoo dhaawac dad u geesanaya ama dhismo iyo hanti u geesanaya.[1]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Nepomuceno, Thyago Celso C.; de Moura, Jadielson Alves; e Silva, Lúcio Câmara; Cabral Seixas Costa, Ana Paula (December 2017). "Alcohol and violent behavior among football spectators: An empirical assessment of Brazilian's criminalization". International Journal of Law, Crime and Justice. 51: 34–44. doi:10.1016/j.ijlcj.2017.05.001. ISSN 1756-0616.