Radio Risaala

Ka Wikipedia

Idaacada Risaala waa idaacad Madax Banaan oo ku taala magaalada Muqdisho, waxaa la aas aasay bishii Aprill ee sanadkii 2010, waxay ka mid tahay idaacadaha ugu dhagaysiga badan magaalada Muqdisho. Idaacada risaala waxaa si toos ah aduunka oo dhan looga dhageestaa Bogaga internet-ka ee http://risaala.net/