Radio Tusmo

Ka Wikipedia

Radio Tusmo waa raadiyo oo laga dhageesto magaalo yaal badan oo ku yaalo gobolada Koonfurta dalka Soomaaliya. Raadiyahaan waxoo ka midyahay raadiyaasha loo diiday in ee isticmaalaan heesaha, Radio Tusmo waxee sii deesaa idaacado iyo warar iyo waxyaabo badan oo kale.