Rako Raaxo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Rako Raaxo waa magaalo dhacda bartamaha Gobolka Bari ee Soomaaliya. Magaaladu waa Degmo ka mid ah Degmooyinka Gobolka Karkaar ee Puntland Soomaliya. Degmada Rako Raaxo waxay qiyaasti 120 km dhanka bari uga beegantahay Magaalada Qardho ee Xarunta u ah Gobolka Karkaar Puntland Somalia.