Reer Maxamuud CabdiRaxmaan-Gabanow Ibraahim

Ka Wikipedia

Waa reer culimo iyo ganacsato u badan. Odayaasha ugu caansan reerkan waxaa kamid ah Shiikh/Nabadoon Maxamuud Yuusuf Muuse, Ganacsade Indhacaad, Nabadoon Balaw balaw, Ganacsade Saleebaan cayntigod, Ismaaciil Xiniin, Gurey Muuse Iyo Odayaal kale oo badan.