Reer Xuseen CabdiRaxmaan-Gabanow Ibraahim

Ka Wikipedia

Reer Xuseen CabdiRaxmaan waa beesha ugu ballaaran beelaha Reer CabdiRaxmaan-Gabanow. Waxay u badan yihiin degmada Bursaalax iyo sidoo kale degmada Galdogob oo ay dagaan. Reer Xuseen Gabanow waa reeraha ugu firfircoon dhanka siyaasada reer Xirsi Muumin, Waa reerka uu ka soo jeedo gudoomiyaha Galdogob iyo sidoo kale gudoomiyihii hore ee Galdogob. Waxayna u kala baxaan sidatan:

  • Reer Aw Ismaaciil
  • Reer Aw Faarax
  • Reer Xaaji Maxamuud
   Yuusuf Xaaji
   Casayr Xaaji
   Cabdinaasir Xaaji
   Maxamed Xaaji
  • Reer Cilmi-Hurre Ibraahim