Jump to content

Reer gamaadiid

Ka Wikipedia

Reer gamaadiid ( Reer daalaco ) waa beel kamid ah beelaha 🇸🇴( aadan maxamed ) ee beesha madhibaan ee dadka somalida, waxayna deegaan ku yihiin magalooyinka labile, qaawane, heegaalle iyo degmada yako ee gobolka bari oo ay ka yihiin 70%, beeshaan waxay saaid u degaan gobolada waqooyi gaar ahaan degmada gubad daalaco oo iyagu leeyihiin.

Beesha waxa kale oo ay degaan degmada yaka ee gobolka Bari waana degmo ay qaas u leeyihiin iyaga iyo hufane Mohamed.

Marka laga yimaado deeganadaas waxaa jira magalo la dhaho gubad daalaco oo ssc kamid ah oo ay qaas u leeyihiin, beesha waxaa ka dhashay suldaanka guud ee beelaha ssc ee madhibaan.

Gamadiid wuxuu aad u tarmay qarniyadii ka dambeyey.

Beelaha ay dhalyo wadaaga yihiin waxaa kamid ah reer horogle beelaha shanaad