Refrain

Ka Wikipedia

afrika in aay midowdo waxaa ku jirto dan guud oo maxaa yeelay haddii aay midowdo waxaa suuro gal in aay sameysato oo aay isticmaasho hal vizo oo qura. dalal badan oo kamid ah afrika gaar ahaan koonfurta afrika dal waliba waxa uu isticmaalaa baasa booradooda iyaga oo isku fududeynayo vizaha dalku galka.