Riyaal Madrid

Ka Wikipedia
Real Madrid
riyaal Madrid
Magaca oo dhameestiranReal Madrid Club de Fútbol
La aasaasay6 Maarso 1902; 122 sanadood ka hor (1902-03-06)
as Madrid Football Club
GaroonSantiago Bernabéu
Garoonka Awoodda81,044[1]
PresidentFlorentino Pérez
Head coachCarlo Ancelotti
HoryaalkaLa Liga
2022/232.
WebsiteClub home page
Guriga midab
Marti midab
Saddexaad middab

riyaal madrid waa naadi taarikh weyn kuleh kubada cagta caalamka, naadiga waxa la aasaasay 1905tii iyada oo barigaa lo yaqaanay { madrid football club}. magaca real isbanishku waxa ay u yaqaanan royal amd boqor. naadiga riyaal madrid markii uu taarbuuunkisu ugu badna waxa uu ahaa 85,454 tageere, maalinta goroonku muu lahayn kursi madhan wuukakakak buxay waxayna ahayd ciyaartii barcelona vs real madrid 2009kii. garoonka bernabeu waxa la dhisay 1947. naadigani waa naadiga ugub qanisan dunida lacagtoodu waxay gaadha 3.3 billion euro, waxa uu kamid yahay saddexda naadi ee aan weligood ku dhicin serie b league spain. riyaal madrid waxa uu ciyaara ciyaar la yidha ( el clasico) isga oo la ciyaara naadiga barcelona, riyaal madrid waxa uu haysta 32 liga, 20 copa del roy, 9 koobka boqorada ah, iyo hal copa la liga. dhinaca yurub waxa uu haysta 11 champions league ah, saddex koobka naadiyaasha addunka, labo uefa ah, iyo hal super cup ah. naadiga waxa lagu naanaysa los blancos. naadiga da-adiisu waa 111 sano. kooj: zinden zidan madax weynaha naadiga: floreinto perez

el calsico[wax ka badal | wax ka badal xogta]

ciyaartani waxa ay dhex marta labada naadi ee riyal iyo barca. barcelona waxa ay badisay 104, riyal 94. natiijadi ugu weynayd riyaal 11-1 barca.

laacibinta riyal madrid[wax ka badal | wax ka badal xogta]

num magac dhalasho <...>

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Eeg waliba[wax ka badal | wax ka badal xogta]