Riyo Films
Appearance
| La aasaasay | 2009 |
|---|---|
| Aasaasaha | Axmed Faarax |
| Xarunta | , Soomaaliya |
| Website | [] |
Riyo Films waa shirkad wax soo saar oo fadhigeedu yahay Soomaaliya oo xafiisyo ku leh Nayroobi iyo Boqortooyada Midowday. Shirkadda waxa aasaasay agaasime Axmed Faarax sannadkii 2009-kii.[1]
Liiska wax-soo-saarka caanka ah ee shirkadda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Somalia Justice (2013)
Ayaanle (2022)
Arday (2023)