Romeo iyo Juliyat

Ka Wikipedia

Romeo iyo Juliyat (Af Ingiriis : Romeo and Juliet, Af Carabi : ar‎) waana Sheeko uu qoray William Shakespeare. loona turjumay luuqado badan iyadoo riwaayad iyo qaab filin ah looga sameeyay wadamo badan oo adduunka ah, sheekada ayaa u dhisan qaab wiil iyo gabar is jecel, Markaas baashaalkiisan gabay wuxu kamid yahay sugaanta ingiriiska kuwa loogu yaqaano mid kamid ah. 1591-1596 intii u dhaxaysay ayaa la ogyahay inaa la qoray.Hadaba sugaantan caanka ka ah aduunka oo dhan ee dadka intooda badan akhriyeen waxay ka sheekaynaysaa laba qoys oo isku cadaw ah iyo ciyaalkooda oo oo is caashaqay.

Sheekadan meesha laga helay ama Ishiisa ayaan ah, Gabayaagii Ingiriiska ahaa ee Arthur Brooke'in 1562'kii Gabaygiisii la faafiyay ayaa wuxu ahaa Romeo iyo Juliyat Sheekadoodii geesinimo oo gabay dheer ayuu ka qoray. Markaas Shakespeare ayaa sheekadaan isga oo mataladaada iyo shakhsiyada ka qayb qaadanaya matalaada badbadalaya horumariyay;oo sheekada wuxu ka dhigay mid cajiib ah.

Raadkan, Markii ugu horeysay 1594'kii ayaa la matalay, oo lagu mataly Operayoonka, meelaha lagu jeeso iyo shaleemada.

Notlar[wax ka badal | wax ka badal xogta]