Roomaansi

Ka Wikipedia

Roomaansi ama roomaantik (Af Carabi : ar‎: Af Ingiriis : Romance ama romantic) waa erey ka soo burqaday labo wadan oo kala ahaa faransiiska iyo talyaaniga xiligii boqortooyadii roomaanka, taasoo xukumaysay labadaas wadan, waagaas yay soo baxday fikrada roomaasiga, ereyga ayaa ka soo jeeda isku darka labo magac magaalo midna talyaani tahay midna faransiis, (rooma) oo talyaani ah iyo (naansi) oo faransiis ah, saas ayaa lagu kulmiyay labadii eray waxaana ka soo baxay erayga Roomaansi

waxaa la xiriira roomaansi