Rotterdam

Ka Wikipedia
calanka dawlada hoose ee rotterdam
Rotterdam

Rotterdam Waa magaalada labaad ee ugu weyn Nederland waxaa ku nool qiyas ahaan 588,000 oo qof. Rotterdam sidoo kale waamid ka mid magaaloyinka iyo dekedaha caalamka ugu mashquulka badan.waana dekeda ugu weyn ee yurub. Magaalada waxaa mara wabiyaal badan waxaana ugu weyn wabiga Maas. Rotterdam waxa ay kamidtahy magaalooyinka ay sida baan u khasaaruhu ugasoo gaadhay dagaalkii labaad ee dunida waxaa burbray dhamaan goobihii taariikhiga haa ee magaalda.

Dawladdaha Hoose ee Rotterdam[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qowmiyadaha Ku Nool Magaalada Rotterdam[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Tirakoob lasameeyay 2004
  • Holandeeska :318,672
  • Surinaam : 52,377
  • Turki : 43,550
  • Marookaan : 34,281
  • Soomaali : 32,752