Roz
Muuqaal
| Roz | |
|---|---|
Roz ee 2018 | |
| Ku dhashay | Rawan Cbdullah Abu Zaid روان عبدالله ابو زيد August 14, 1989 Madiinah, Sacuudi Carabiya |
| Sanadaha Shaqada | 2013–hada |
Rawan Cbdullah Abu Zaid (Carabi: روان عبدالله ابو زيد, dhashay Ogosto 14, 1989) loo yqaano Roz ama Model Roz waa moodel Sucuudi ah, kuna nool dalka Maraykanka. Waxay ku dhalatay Madiinah waxayna ku korodhay Riyaadh. Sanadkii 2013 waxay u guuratay Los Angeles si ay u barato naqshadeynta gudaha, hase yeeshee waxay diiradda u saartay shaqada modeling. Waxay noqotay moodel-kii ugu horreeyay ee Sacuudi ah oo lagu daabacay olole xayeysiis ah oo Victoria's Secret ah, waxayna la shaqaysay brands caalamiga ah sida Guess, Dolce & Gabbana iyo Gucci. Waxay leedahay in ka badan 15 milyan oo raaciye Instagram.[1][2]