Süleyman Demirel

Ka Wikipedia

Sami Süleyman Gündoğdu Demirel (1 Nofeembar 1924 - 17 Juun 2015) wuxuu ahaa nin dowladeed oo Turki ah iyo hogaamiye siyaasadeed oo soo qabtay madaxweynihii 9aad ee Turkiga 1993 ilaa 2000. Horay wuxuu raiisul wasaare uga soo noqday Turkiga 7 jeer intii u dhaxeysay sanadihii 1965 iyo 1993.