SAABAAN ( Shirkad )

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Songbadh BD SAABAAN (Shirkad)
Qaabka Shirkad gaar ah
Seylad SAABAAN
Hadafka Gaarsiinta dhamaan Soomaaliya
Lagu asaasay 2014 (2014)
Xarunta guud Muqdisho, Soomaaliya
Meelaha shaqada Muqdisho, Soomaaliya
Dadka haga Ali Mohamud Abdulle (Gudoomiyaha)
Wax soo saar Agabka guryaha, Agabka iskuulka, Agabka jiimka, Agabka xafiisyadda
Website SAABAAN

SAABAAN waxaa markii hore loo yaqaanay Diamond Furniture waxaana lagu aasaasay Muqdisho, Soomaaliya sannadkii 2014 kadib waqti dheer oo cilmibaarista suuqa maxaliga ah ee warshadaha alaabta guriga, kadib waxay shaqaaleysiisay in ka badan boqol qof, oo ay ku shaqeynayaan afar bandhig iyo labo keyd oo Muqdisho ku yaal

Linkiyo banaanka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]