Saalim mowla abii xudeyfa

Ka Wikipedia

Saalim Mowla Aabii Xudeyfa waa saxaabi lagu tiriyo muhaajiriinta, waxa uu Nabiga scw la xaadiray dhamaan dgaalada, saalim wuxuu ahaa qaari weyn Dagaaladii ridada ayuu ku shahiiday 12H

xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]