Jump to content

Saddexagal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Saddax-xagal)

Saddex-xagal ama Sadax-gees. Saddexagalku wuxuu leeyahay saddex xaglood, wadarta xagalaha saddexagalkuna mar walba waa 180°.

  • Simane
  • Labaale
  • Fiiqane

Saddex xagalka ayaa aad faa'iido u leh. Barashada joomatari ee la xidhiidha saddexagalka waxa loo yaqaan tirignoometeri. Dadka qaar ayaa noloshooda oo dhan ku qaatay barashada saddexagalka si loogu isticmaalo tirignoometeri.

Kumbuyuutarrada casriga ahi waxay inta badan adeegsadaan saddex xagal si ay u sameeyaan sawirro garaafyo ama qaabab aad u adag.

Xisaabi aagga iyo wareegyada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]