Saddex-Xagal ama Sadax-Gees. Saddexagalku wuxuu leeyahay saddex xaglood, wadarta xagalaha saddexagalkuna mar walba waa 180°.