Safarka Wakhtiga

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan fikrada Safarka Wakhtiga. Bogag u micno dhow fiir Wakhti

Safarka Wakhtiga, Socdaalka Wakhtiga (Af Ingiriis : time travel; Af Carabi : ar‎) waa fikrad ah in qof ama dad u socdaalaan labo goor oo wakhtiga ah ayagoo isticmaalaya qalab ama aalad u suurtogelisa safarkaasi. Fikirka ah in lagu dhex socdaalo wakhtiga waa mid mudo dheer ku soo jirey taariikhda aadamaha waloow aanu ilaa hada suurtogal ahayn.

Socdaalka Wakhtigu waa marka qof ama dad ka tegaan wakhti xaadirka una safraan wakhti la soo dhaafay ama mid soo socda ayagoo isticmaalaya mashiin.