Jump to content

Samotaliye

Ka Wikipedia
Shaqaleyaal oo tabaruc ahaan u hiilinaya dhibanaha ee masiibada duufaankii Katrina

Samotaliye (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : philanthropist, altruist, humanitarian) waa qof damqasho daraadeed hiil iyo gurmad u tebiya dad dhibane ah ama dad dulmaneyaal ah, iyagoo tabaruc ahaan ficilkaas iyo qabitaankaas fuliya. Samotaliyaha habsocodkood ee guud waa dadka ee kaga nugulnimo badan in ay anfac u mudan yihiin.[1]

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. McGregor-Lowndes, Myles; Williamson, Alexandra (2018-05-02). "Foundations in Australia: Dimensions for International Comparison". American Behavioral Scientist. 62 (13): 1759–1776. doi:10.1177/0002764218773495. ISSN 0002-7642. S2CID 149469573.