Sawirqaado
Appearance

Sawirqaado (Af Ingiriis : camera; Af Carabi : ar) waa aalad loo isticmaalo in samayso iyo diiwangeliso muuqaal kaasi oo la soo daabici karo. Sawirkaasi wuxuu noqon karaa qof, shay ama walax taasi.
Hordhac
Sawirqaado waa aalad qabata muuqaalka (sawir) kaasi oo la kedin karo ama loo sii xawili karo meelo kale. Aaladani waxay ka kooban tahay mid qaada hal sawir kali ah markiiba ama duubta muuqaalka socda taasi oo loo yaqaano Sawirsocde (video).[1] Sida ku xusan taariikhda, sawirkii ugu horeeyay waxaa qaadey nin Faransiis ahaa oo la odhan jirey Joseph Nicéphore Niépce sanadkii 1826.[2]
Muuqaalo
- Sawiro kala duwan
Sidoo kale fiiri
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Tixraac
- ↑ Gustavson, pg. VII
- ↑ Plott, John C. p. 460 https://books.google.nl/books?id=ErMRGiNcxJIC&lpg=PA460&dq=euclid%20inverted%20image&pg=PA460#v=onepage&q=euclid%20inverted%20image&f=false. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)