School kaamcumar

Ka Wikipedia

iskuulka kaamumar waxaanu doonaynaa inaanu wax kabadalo waxbara shadiisa taas oon lahayn tayo fiican gabi ahaan taana waxaa igu kalifay waan ubaahanay inaan ubadkayga usameeyo tacliin fiican in&ay waxlaqaybsadaan caalamka hore umaray taasina waynaga go antay anaga iyo cida garab aanu kahelaba dawlada iyo shacabka wixii jecel horumarka iyo wanaaga waxaandoonaynaa inay ubadkayagu kafaaidaystaan khayraadka laga hir galinayo deegaanka ama wadanka 1 sida shidaalka lagasoo saridoono awaare iyo biya xidheenka laga hir galinayo markaa waa inaa ladadaalaa dhamaan bushada dagan gobalka gaashaamo kor haysu qaadaan ana dag nada kaamcumar ayaan ka hirgalinayaa iskuul lagu barto culiinta qaybaheeda kaladuwan mahadsanidiin