Shaax

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Shaax
Wadamada beera Geedka Shaaha

Shaax ama Shaah waa cabitaan kulul, oo dadka energi siiyo! shaaxa waxaa laga sameeyaa geed caleentiis, waxoona ka baxaa wadamada qaarkood, soomaaliya woo ka baxaa. shaax waxoo dhaqan ka yahay wadamada aasiya gaar ahaan wadanka hindiya, aduunka oo dhan neh waa laga isticmaalaa. soomaalida badankooda shaaxa waxee isticmaalaan galabtiga cassirka iyo subixi aroorti. Cuntada neh wee ku cunaan, sida Canjeerada ama Muufada.