Shaqaale

Ka Wikipedia
Shaqaale alaab ka dajinaya wiish

Shaqaale (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : blue-collar worker) waa qofka shaqo cayiman qabta si uu u helo joornaati ama qarash lacageed oo awal lagu heshiiyay, kaasoo u dhigma shaqada uu qabtay oo ahaan karta shaqo warshad laga shaqeeyay ama ka ballaaran sida mashruuc oo kale, qofkaas waa mid ama unug  ka mida wax soo saarka mashruucaas ama warshadaas.

Shaqo

shaqo

Shaqo waa heerka darajada qof kaga jiro bulshada taasi oo ah howsha qofkaasi ka shaqeeyo si uu u hello mishahar (abaalmarin) ku maareeyo ama taageero baahida nolosha maalinle.[1]

Hordhac

Shaqadu waa waajibaadka saaran qof ka mid ah bulshada taasi oo abaalmarin lacag ah qofkaasi ka qaato ama faa'iido nooc kale ah ugu jirto. Tusaale, macalinku wuxuu ka shaqeeyaa dugsiga halkaasi oo uu wax ku baro ardey.[2]

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Office for National Statistics - FOI Request: List of all the occupations noted in the UK published by The Crown 2015 [Retrieved 2015-12-06]
  2. Office for National Statistics - FOI Request: List of all the occupations noted in the UK published by The Crown 2015 [Retrieved 2015-12-06]