Shaxda
Appearance
- Shaxdu waa degmo ka tirsan gobolka xaysimo waxa uuna si toos ah u hoos tagaa degmada taleex ee maamul goboleedka ssc khaatumo
Degmada Shaxda waxaa markii ugu horeysay la degaameeyey sannadkii 1984, inkasta oo ay dhisantay wixii ka dambeeyey sanadkii 2004
Shaxdu wexey ku taala dhul daaqsimeed xoolo daqeena, waxayna bartamaha uga taala dooxada caanka ah ee Isma-daho