Aaden Nuur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Sheekh Aaden Madoobe)

Sheekh Aaden Maxamed Nuur oo ku magac dheer Sheekh Aaden Madoobe waa nin siyaasi ah, waxoona ahaa gudoomiyaha baarlamanaka DKMG ee Soomaaliya sanadka marka oo ahaa 2007ii ilaa 2010. waxoona mar ahaa madaxweynaha DKMG ee soomaaliya, kadib markii oo mudane Abdullahi Yusuf Ahmed oo is casilay sanadka marka oo ahaa Diseembar 2008dii .