Sheekh Samiir al-Mabxuux

Ka Wikipedia

Sheekh Samiir al-Mabxuux wuxuu ka mid yahay culimada waaweyn ee dacwada Salafiyada ee dalka Falastiin. Wuxuuna ka qalinjabiyay jaamacadda Islaamka ee Madiina al-Munawara, kuliyadda dacwada iyo usuulu-diinka, ka dibna wuxuu wax ka bartay Sheekh Rabiic al-Madkhali.

Sheekh Samiir al-Mabxuux wuxuu la kulmay culimadii waaweyneed sida Sheekh ina Baaz, Sheekh Albaani, Sheekh ina Cuseymiin iyo Sheekh Muqbil Eebbe dhammaantood ha u naxariistee. Wuxuuna qoray kutubo dhowr ah oo uu ka mid yahay kitaabka Salafiya.