Sheekhaal Jaziira
Sheekhaal Jaziira (Baaxasan)
Sheekhaal Jaziira waa mid ka mid ah beelaha oo wato naaneysta Sheekhaal, waxayna ka mid yihiin Beelaha baanaadiriga ugu caansan xadaaradaha soo jireenka ah. Waxay kaso faracmeen Sheekh Baaxasan bin Sheekh Abubakar Az-Zubayri
Shaxda Beesha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Beelweynta Sheekhaal Jaziira (Aala Baaxasan) waxay ukala baxaan ilaa 3 jifo oo kala ah.
- Reer Xaaji ( Xasan)
- Aw Nuur
- Cusmaan Sheekh Baxar
- Amiin Macalin
- Khadiib Macalin
- Faqayow
- Reer Qaasim
- Aw Cali
- Aw Mahdi
- Aw Sacdi
- Obooy
- Faqayow
- Reer Maad
- Amiin
- Baxar
- Sheekh Bilaan ( Bilaal)
Abtirsiga
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sheekh Muxammad Baaxassan (Abu Xassan) bin Sheekh Abu Bakar bin Sheekh Suufi bin Jacfar bin Maslax bin Musa bin Jacfar bin Axmad bin Zubayr bin Maslax bin Jacfar bin Muscab bin Zubayr bin Bakkaar bin Cabdullah bin Muscab bin Thaabit bin Cabdullah bin Zubayr bin Al Cawaam
Deegaannada Sheekhaal Jaziira
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1-Gobolka Shabeelada Hoose :
- Jaziira
- Mareereey
- Afgooye
- Wanlaweyn
- Qoryooley
- Dhanaane
- Jilib Marka
- Marka
- Shalambood
- Golwiin
- Ugunji
- Janaale
- Baraawa
2-Gobolka Banaadir:
- Xamar Jajab
- Xamarweyne
- Madiina ( Wadajir)
- Waabari
- Dharkeenley
3-Gobolka Baay
- Buur Hakaba
- Baidoa
- Moolamaad
4-Gobolada kale:
- Xuddur
- Baardheere
Dadka Caanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]1-Sheekh Cumar Xaaji , mid kamid ah culumada xamar qarniga 17aad , oo xamarweyne ku aasan , gaar ahaan masjidka mataanaha
2- Professor Cabdi Axmed Maxamed Baafo , Wasiirki hore ee Wasaarada Beeraha