Sheybaar
File:Optical microscope nikon alphaphot +.jpg
Sheybaar oo ah aalad lagu fiirsho waxyaabaha aadka u yaryar
.
Sheybaar (Waxuu ka yimid labada kalmad ee Gariiga ah: "mikrós" loola jeedo "Yar", iyo "skopeîn" oo loola jeedo "fiirin" ama "arkid").Waana qalab loo adeegsado in lagu arko walxaha yar yar ee aan isha dadka arki karin, waxaana markii ugu horeysay la sameeyay 1590 kii. Shaybaarka waxa uu uqeybsamaa dhowr nooc,