Jump to content

Sideedleey

Ka Wikipedia

8 iska dhawr iska ilaali

1.qabiil cay ka dhowr

2.xaas dhi ka yaree

3.dhalaan gacan qaad ka dhowr

4.waalid caasi ka dhowr

5.waayeel la tiris ka ilaali

6.habaar iska ilaali

7.hadal badan iska ilaali

8.muran badan iska dhowr