Siikhismi

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Siikhismi waa diin lagu aasaasey Hindiya qarniga 15ka, oo muwahhidiin ah. Kitaabkooda waa Guru Granth Sahib iyo tiradooda waa 27 million.