Sinaansho

Ka Wikipedia

Sinaansho (ingiriis egalitarianism) waa fikrada dadka iyo biniaadanka oodhan iney isla siman yihiin iyo horjeeda xabsiga caqliga. Insaanka saas aaminsan sharciga isku mid bey oo talin iyo dhiganta iyo dhigma wax muhiim bey u arkaan. Simanahaansho jinsiga, qowmka, qolo iyo reeraha wuxuu oo macaamila sii cadaalad ah aan lahayn takoor iyo kala saaridda.