Sind

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Sind
سندھ   سنڌ
—  Gobol  —
Dhismaha Ranikot

Flag

Seal
Magac loogu yeero: Mehran (macnaha: Albaabka)
Meesha kaga taalo wadanka Baakistaan
Maabka gobolka Sindh, Bakistan
Dhacdaa: 26°06′N 68°30′E / 26.1°N 68.5°E / 26.1; 68.5Isuduwe: 26°06′N 68°30′E / 26.1°N 68.5°E / 26.1; 68.5
Country  Pakistan
La Aasaasay 14 Ogosto 1947
dib loo cusboonaysiiyay 1 July 1970
Capital Karachi
Largest city Karachi
Xukunka
 • Nooca Gobol
 • Qaabka Golaha Gobolka
 • Badhasaab Ishratul Ibad
 • Wasiir Qaim Ali Shah (xisbiga PPP)
 • Maxkamada Sare Sindh High Court
Baaxadda
 • Guud ahaan 140,914 km2 (54,407 sq mi)
Tirada dadka (2011)[1]
 • Guud ahaan 55,245,497
 • Tiro Badnaan 390/km2 (1,000/sq mi)
Magac uyeel Sindhi
Saacad PKT (UTC+5)
ISO 3166 code PK-SD
Luuqadaha ugu muhiimsan
  • Urdu (luuqada wadanka)
  • Af Ingiriis (luuqada dowliga)
  • Sindhi (luuqada deegaanka)
Luuqado kale: Punjabi, Pashto, Kutchi], Memoni, Haryanvi, Brahui, Baluchi, Dhatki[2][3]
Kooxaha ugu caansan Karachi Kings
Karachi Dolphins
Fadhiga golaha gobolka 168[4]
Degmo 29
Magaalooyinka 119
Golaha Umada 1108[5]
Website sindh.gov.pk

Sind, Sindhi (Urduu: سندھ‎ ; Sindhi: سنڌ‎; Af-Carabi: سند; Af-Ingiriis: Sindh) waa mid ka mida afarta gobol ee ugu waawayn wadanka Bakistaan kaasi oo dhaca koofur bari wadankaasi. taariikh ahaan waa meesha ay ka soo jeedaa qawmiyada sindiga, dadka degaanka ayaa u yaqaan magaca Mehran. magaalada ugu weyn ahna magaalo madaxa gobolkaan waa karaaji. waana magaalada sind waa gobolka sadexaad ee ugu wayn baaxad ahaan, iyo gobolka labaad ee ugu dadka badan, waxay xad la leedahay gobolka  Balochistan galbeed, gobolka punjab ayaa woqooyi ka jira, gobolada  hindiya ka tirsan ee Rajasthan iyo Gujarat ayaa bari ka xiga, bada carbeed ayaa koonfur ka jirta.


Meesha uu ka soo jeedo magaca Sind[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

dagal qadiim ah
muslimiintii qaabka ay sawireen bakistaan

Soo gaaridii Islaamka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

qoraal ka soo jeeda waqtigaa dowladii cabaasiyiinta

madax banaanidii bakistaan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Lansdowne wado tareen iyo buundo

juqraafi iyo cimilo[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Makli Hill mid ka mida qubuuraha caalamka u weyn

Dadka iyo bulshada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

dhaqdhaqaaqa gobolka send ee dadka
Indicator Statistic
dadka magaalada 49.50%
reer baadiyaha 50.50%
koboca dadka 2.80%
nisbada lab iyo dhedig 112.24
ganacsatada 22.75%
taariikhda dadka
tirada tirada dadka reer magaalka
1951 6,047,748 29.23%
1961 8,367,065 37.85%
1972 14,155,909 40.44%
1981 19,028,666 43.31%
1998 29,991,161 48.75%

luuqadaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaalooyinka ugu caansan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaalooyinka ugu waawayn gobolka Sindh
Heerka Caasimad Degmada Bulshada

Tomb Jinnah.jpg Karachi

1 Karachi Karachi East

Karachi West
Karachi South
Karachi Central
Malir
Korangi

9,339,023
2 Hyderabad Hyderabad 1,166,894
3 Sukkur Sukkur 335,551
4 Larkana Larkana 270,283
Source: Pakistan Census 1998[6]
This is a list of each city's urban populations and does not indicate total district populations

Gobolka sind[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Sr. No. Degmo Caasimad
1 Badin Badin
2 Dadu Dadu
3 Ghotki Mirpur Mathelo
4 Hyderabad Hyderabad
5 Jacobabad Jacobabad
6 Jamshoro Jamshoro
7 Karachi Central Karachi
8 Karachi East Karachi
9 Karachi South Karachi
10 Karachi West Karachi
11 Kashmore Kashmore
12 Khairpur Khairpur
13 Korangi Korangi
14 Larkana Larkana
15 Malir Malir
16 Matiari Matiari
17 Mirpurkhas Mirpur Khas
18 Naushahro Firoze Naushahro Feroze
19 Shaheed Benazirabad Nawabshah
20 Kambar Shahdadkot Qambar
21 Sanghar Sanghar
22 Shikarpur Shikarpur
23 Sujawal Sujawal
24 Sukkur Sukkur
25 Tando Allahyar Tando Allahyar
26 Tando Muhammad Khan Tando Muhammad Khan
27 Tharparkar Mithi
28 Thatta Thatta
29 Umerkot Umerkot

Dhaqaalaha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

muuqaal faras magaalaha karaaji
GDP by Province

Aqoonta[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Dayaram Jethmal College (D.J. College), Karachi in the 19th century
National Academy of Performing Arts, Karachi
Sanad isku celcelis qorid iyo akhrin
1972 60.77
1981 37.5%
1998 45.29%
2008 60.7%
2012 69.50%

Hido iyo dhaqan[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

caruur reer baadiye ah, 2012

Cultural heritage[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

burburka masjid qadiimi ah Bhambore
haweenka gobolka sind oo biyo dhaansanay  

Meelaha muhiinka ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

References[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "Pak population increased by 46.9% between 1998 and 2011". The Times of India. Retrieved 27 January 2016. 
  2. "Percentage Distribution of Households by Language Usually Spoken and Region/State, 1998 Census." (PDF). Pakistan Statistical Year Book 2008. Federal Bureau of Statistics - Government of Pakistan. Retrieved 15 December 2009. 
  3. "Sindh (State, Pakistan)" at Encyclopædia Britannica Online
  4. "Provincial Assembly Seats". 
  5. "Government of Sindh". 
  6. "Population size and growth of major cities" (PDF). Pakistan Bureau of Statistics. 1998.