Siyaasada fiisaha ee Sacuudiga
Appearance
Dadka soo booqanaayo Sucuudiga waa inay heestaan fiiso hadii aysan ka mid eheen dalalka laga reebay fiisaha. dadka soo booqanaayo qaarkood waxay xaq u leeyihiin inay fiiso ka helaan khadka tooska ah ama marka ay imaadaan, halka kuwa kale ay u baahan yihiin inay ka dalbadaan mid ka mid ah safaaradaha sucuudiga kahor inta aysan imaan. Dhamaan dadka soo booqanaayo waa iney haystaan baasaboor shaqeynaya lix bilood.[1]
- ↑ "sharciga fiisaha ee sucuudiga". Archived from the original on 2020-03-02. Retrieved 2020-03-02.
{{cite web}}: Cite has empty unknown parameter:|3=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)