Sokrades

Ka Wikipedia
sokrades

Sokrades luqada (giriigaΣωκράτης) waaxa uu faylasoof giriiga oo jiray waayadii hori waxa uu kamidyahay aasaasayaashii faylasafada ee reer galbeedka waxa uu leeyahay manhajka caanka ah ee looyaqaano ( Elenchus) aad ayaana loo adeegsadaa manhajkan sokrades waxaa lugu adeegsadaa cilmiga barbaarinta


taariikh nololeedkiisii[wax ka badal | wax ka badal xogta]

In lafahmo shakhsiga uu ahaa sokrades ama faalo laga bixiyaa way adagtay waayo qoraalo waadixa oo qoran kamuu tagin laakiin inta lahayo waxa lagasoo xigtay ardaydiisii lama hayo qoraalo xadidan oo isagu gacantiisa ku qoray aadna taariikhyahanda way ugu adkaatay taasna waxaa looyaqaanaa (Socratic problem).waxaana ugu horeeya ardaydiisii lagasoo xigatay taariikh nololeedkiisa faylasuufkii waynaa ee afladon (plato) in kasta oon la ogayn kuu ahaa sokrades hadana waxaa lahayaa qoraalo falsafdeed oo isaga ardaydiisii ay u nisbaysay oo maanta caalamka ka caana majirto qoraalo isgu uu qoray oo sheegaysa goortuu qoray iyo halkuu kuqoray toona


noloshii sokrades[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Waxa laga hayaa hadalo ama qoraalo ka hadlaya isaga sadex meelood kaliya oo kala ah qoraalo ay qoreen afladon iyo faylasuufka kale ee magaciisa la odhan jiray sinifoon labaduba waxa ay ahaayeen ardaydii sokrades waxa kale oo lagaga hadlay masrixiyado ama riwaayado lasoo bandhigay