Solomadow

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Solomadow waa laf ka mid ah Habar Jeclo, gaar ahan Maxamed Abokor, ee beesha Isaaq.

Magaca Solomadow waa naaneys dhowr qarni soo jiray. Waana reer geesi ayaal ka dhashan sida la og yahay

Waana saddex reer oo walaalo ah:

1. Abokor Cabdile

2. Xassan Cabdile

3. Barre Cabdile

Deegaanka Beesha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Beeshu waxay degtaa gobolada Togdheer, Cayn iyo Saraar.

Togdheer

•Qararo

Burco

•Ulasan

•Yiroowe

•Qudhac Dheer

Saraar

•Kiridh

Caynaba

Wadaamogoo

Habariheshay

•Duulla Carcaraaf

Buuhodle

•Coodanle

Qorilugud

•Galgal

•Gocondhaale

•Qabri Huluul

•Murayada

•Gaarto Habreed

Dad caan ah oo ka soo jeeda[wax ka badal | wax ka badal xogta]

• Kornayl Axmed Xuseen Warsame (Maloosh) - Dagaalkii 77, SNM, Hawlgalkii Birjeex, Dagaalkii Buuraha iyo Qabsashada Cadaadlay.

• Kornayl Axmed Maxamed Halac - dhaqdhaqaaqa SNM ee magaalada Muqdisho

• Kornayl Xasan Xashi Cabdi (Xasan Madoobe)- SNM

• Kornayl Xasan Salebaan - SNM.

• Kornayl Jaamac Doolaal - SNM.

• Muj. Jaamac Digaale - SNM.

• Muj. Maxamuud Weled-Baas - SNM.

• Muj. Cabdillahi Mulac - SNM.

• Muj Cabdiraxmaan Cabdalle Kharbuud - SNM Gudaha gaar ahaan Burco

• Muj. Dhalbaas

• Cismaan Cabdikariim Gacanlow - Walaalaha Hargeysa iyo Hobolada Waaberi, ka toobad keenay caalim na noqdey

• Salebaan Maxamuud Aadan (Salebaan Gaal) - Guddoomiyaha Guurtida Somaliland

• Cabdirashiid Riyo Raac - Guddoomiyaha Doorashooyinka Somaliland

• Faarax Kheyre - Abaanduule taariikhi ah

• Ismaaciil Faarax Waal - Waligii Somalida xiligii boqortoyadii Cismaaniyiinta.

• Buraale Raage (Harti Biiye) - Gabyaa

• Gudhadin - Gabyaa