Soosaaridda

Ka Wikipedia

Soosaaridda (ingiriis manufacturing) wa samaynta iyo abuurida alaabta iyo maceeshada ka soo baxay dabiiciga. Soosaaridda waxay ku lug leedahay marmar shaqaalahu dad ah, iyo marmar mashiinka korontada.