Sooyaan Axmed Deyl

Ka Wikipedia

Wuxuu ahaa odayaashii dhaqanka iyo qoorwayntii reer yoonis iyo guud ahaanba habar-jeclo. Wuxu ahaa nin illahay aqoon u dhaliyay aftahan ah hantida uu lahaa waxay ahayd geel iyo adhi Wuxu degi jiray guban, xeeb, saraar,iyo degaanada ka aagdhow oo dhan Wuxu ahaa nin alla Wayne quwad illahay siiyay Wuxu lahaa halku dhegyo uu u deegsan jiray meelaha garta uu ku leeyahay, ubadkisa iyo ooryahiisa Waxa uu ahaa ninka aan weli loo tirinayn in gar laga helay wuxuna ahaa shiikh diimeed Wuxuna dhalay rag badan oo la mid ahaa murti ahan, muuq ahan iyo milgo ahanba Waxa ka mid ah ▪︎shiikh sicid Soyan ▪︎Faarax Soyan ▪︎Abdi Soyan ▪︎(AHU) Ali Soyan ▪︎(AHU) Aadan Soyan ▪︎(AHU)caynashe Soyan ▪︎(AHU)Caydiid Soyan Inta dhimatay iyo inta noolba marka La eegayo dhamantood waxay ahayeen rag wada sharfan oo dadku ixtirami jireen