Sports Illustrated Swimsuit Issue
Appearance
| Tafatire | M. J. Day |
|---|---|
| Qaybaha | Maajala |
| Joogteynta | Sannadkii |
| Arrinka ugu horreeya | Janaayo 20, 1964 |
| Shirkad | Sports Illustrated (Authentic Brands Group) |
| Wadanka | Maraykanka |
| Luuqada | Ingiriis |
| Website | si.com/swimsuit |
Sports Illustrated Swimsuit Issue waxaa sanad walba daabaca majaladda Sports Illustrated waxayna soo bandhigtaa moodelyasha moodada dumarka, dadka caanka ah iyo cayaartoyda xiran dharka dabaasha ee meelo kala duwan oo aduunka ah.[1] Markii ugu horreysay ee la daabacay 1964-kii, waxaa lagu tiriyaa inay samaysay bikini-ga, oo la allifay 1946-kii,[2] dhar sharci ah.[3]
Tix
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Curtis, Bryan (February 16, 2005). "The Sports Illustrated Swimsuit Issue: An intellectual history". Slate. Washington Post. Newsweek Interactive Co. LLC. Retrieved November 11, 2007.
- ↑ Hoover, Elizabeth D. (July 5, 2006). "60 Years of Bikinis". American Heritage Inc. Archived from the original on September 9, 2007. Retrieved November 13, 2007.
- ↑ Mendelsohn, Aline (July 23, 2006). "The bikini celebrates 60 years". Lincoln Journal Star. Archived from the original on July 6, 2008. Retrieved November 13, 2007.