Suldaan ibrahim jama samater

Ka Wikipedia
Suldaan ibraahim jaamac samatar
سلطان ابراهيم جامع سمتر
Suldaan ibraahim jaamac samatar


Suldaan ibrahim jamac samater waxa uu dhashay 1957 waxa uu ku dhashay magalda Gabilay, waa suldaanka guud ee beelaha mahamed case (Samaroon). Waxa loo doortay Suldaanka guud beelaha mahamed case 1992kii ka dib markuu uu dhintay walaalki Suldaan mahamed jamac samater.

Tariikh nololeedkiisa

Waxa uu ku dhashay magaalada Gabilay sanadkii 1957 isla halkaas ayuu ku barbaaray oo uu waxbarashadiisiina ka bilaabay , waxa uu ka baxay dugsiga sare ee Qalax , ka dib waxa uu u wareegay magaalo madaxdii dalka Somalia ee muqdisho ,halkaas uu ka bilaabay waxbarashadiisa heer jamacadeed oo u ku biiray Jaamacadii Lafoole, waxa uu ka qaatay shahadadisa bachlor degree of education , waxa isla jaamacadaas ka bilaabay waxbarashadiisa heerka labaad (Master)oo ka dhameestay qaybta bayloogi/ jimistery ( Bio/Chem).

wax yar ka dib waxa u u wareegay Dalka Yamen halkaas oo u ka shaqo galay , oo macalin ka noqday Dugsi ka mid ah Dugsiyada ku yaala dalkaas, 3 sano ka dib waxa uu uga wareegay Jamacada Yamania

Waxa loo doortay Qunzulka jaaliyada Soomalida ee dalkaas yamen.

1992kii ayaa waxa geeriyooday walaalki Suldaan mahamed jamac samater oo ahaa Suldaanki guud ee Beelaha mahamed case.

Geeridii walaalki dabadeed waxa uu la wareegay Xilkii Suldanada , waxana lagu Caleemo Saaray magalada Boorama isla 1992kii

wax yaabaha lagu xasuusto suldaan ibrahim jama

● safarikii uu ku tagay ereteria iyo qaybtii uu ka qaatay khilaafkii u dhaxeeyay khilaafkii ganacstada beesha iyo qoomiyad ka mid ah qoomiyadaha daga dalkaasi

● coladii soo noqnoqtay ee adkayd ee dagmada ceel af Wayn ee Bariga Somaliland , waxa colaada in la so dhameeyo iska kaashada duubka dhaqanka kuwii ugu cuslaaa. Hadaba suldaan ibrahim jamac samater waxa u ahaa suldaanka lagu xasuusan doono Nabadaynta beelaha deganaa degaanadasi

● safarkiii u ku tagay Djibouti gar ahaan degaanada Canfarta halkas oo xidhiidh walaalnimo uu kula yeeshay Suldaanki guud beelaha Canfarta.

● maamuskii uu ka helo Madaxwawaynaha dawlada Djibouti M ismaaciil omar geele oo intii jeer uu ku guulaystay doorshadii madaxnimada ku casuumay xafladi lagu boqryay , Madaxwayne ismaacil cumar geele waxa u yahay bahda dhaqanka umada soomaliyeed Suldaanka uu ugu jecelyahay

● ka soo muuqshada madalaha dhalin yarta ay qabsdaan , isga oo ahaa dhiirigaliyaha u wayn aan ka baaqin martiqaadyada uu ka helo dhalinta

● waxa uu sxb dhaw uu layahay bahda culimo diinka, waxa uu xil wayn iska Saari jirray kulmada diineed , iyo casharada diinga ee culmidu bixiyaan, waxa uu sxb dhaw la yahay sheekh baladka sh Abdilaahi sh Ali jawhar waxa uu ahaaa bulshada sanadkii 2017kii ku tagay "khuruujka" dalka Bangladesh.

● side uu ugu dhiiran yahay ilaalinta nabada iyo wada noolanshaha umada dagen Deegaanada dalka Somaliland