Suubbis
Appearance
| Shirkad gaar ah | |
| La aasaasay | 2018 |
| Xarunta | Muqdisho, Soomaaliya |
Dadka muhiimka ah | Ibrahim M. Noor |
| Adeegyada | Domain Registrar, Web Hosting, Digital Marketing, SSL Certificates, Small Businesses, Web Design. |
| Website | Suubbis |
Suubbis waa diiwaan-haye ku xeel-dheer internet-ka Soomaaliga ah iyo shirkadda martigelinta websaydhada waana mid ka mid ah diiwaan-gashooyinka tirada yar ee ay aqoonsan tahay Xarunta Macluumaadka Qaranka Soomaaliya [1] oo xaruntiisu tahay Muqdisho, Soomaaliya [2]
