Jump to content

TV-aksjonen

Ka Wikipedia

TV-aksjonen, waa dhaqaale ururin ey leedahay qaranka Noorwey lana aasaasay 1974 waxaane diyaariyay NRK.

Waxaane dhaqaalaha loo uruuriyaa qaabab kala duwan sida iyadoo ey qaataan dad samafalayaal ah sanduuqyo yar yar oo ey garaacaan guryaha. Sida iyadoo ey bixiyaan dhaqaale shirkadaha waaweyn iyo iyadoo taleefano la adeegsado iyadoo hadii loo baahdo la adeegsan karo kontooyin.

Iyadoo dhaqaalaha sanadkan 2015 la aruuriyay loogu talogalay Rainforest Foundation Norway (heyada badbada keymaha ee Norwey).