Jump to content

Taajirsan

Ka Wikipedia
Sababo la xiriira xaaladdiisa sida bir qaali ah, dahabku waa astaan caalami ah oo taajirsan

Taajirsan ama maalqabeen (ingiriis: wealth, wealthy) wa xaalada qofka hanti ama lacag badhan leh. Qatar, Mareykanka iyo Shiinaha waa saddexda dal oo aduunka ugu taajirsan ah iyo wadnka ugu tirakoobka badhan inta milyaneer iyo bilyaneerrada ah.