Talk:Abshir Bacadle

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Abshir Nuur Farax oo loo yaqaano (Abshi Bacadle) waa abwaan Soomaaliyeed oo ku nool Wadan kiisii hooyo Soomaaliya. Abwaan waxuu ku dhashay magaalada Mustaxiil ee dhuleedka Ogadeni, Wuxuuna u Dhashay Beesha SACAD ee Habargidir. Bacadle wuxuu kusoo caan baxay Lada gaalanka Qaadiryada iyo Udagaalanka Diinta, sanadka mar kuu ahaa 1989.Abwaan kaani waa Abwaan kaduwan Abwaanada Soomaaliyeed. Sida aan ognahay inta badan Abwaanada Soomaaliyeed waxay ka hadlaan Qabiil, Colaad, iyo waxyaabo kale oo diinta qilaafsan. Balse Abwaan Bacadle wuxuu waligiis gabayadiisa uga hadlaa, qaybooyin kala duwan. inta badan wuxuu difaacaa Diinta, Wuxuuna kudadaalaa nabada.