Talk:Af Soomaali

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

luqada afka somaliga waa maah iyo gabayo weliba kama marna sarbeeb dadka somaliyeed waxay aad isku faahmaan sarbeebta

  • hadda ka hor nin ruush ayaa bartay luqadda afka soomaaliga wuxuu yiri aniga qof iga badisaa luqada somaliga ma jirto -

waxaa loo keenay wiil yar waxaa la yiri wiilkaan ayaa kaa badinaayo kkkkkkkkkkkkkkkkk waatahay ayuu yiri tartanki ayaa la bilaabay - ¨waxaa la yiri caga wax ka daya ninki ruushka caga ayuu fiirshay wiilki somaliga ahaayna wuu carary halkaas ninki ruushka ahaay wuxuu ogaaday in luqadda somaliga ay sarbeebo badan tahay *

Wax ku darid[wax ka badal xogta]

Waxaa ila wanaagsan meesha laga (af maxaatiri iyo af maay) in lagu badalo ( maay iyo maxaatiri).

Iska sax walaal[wax ka badal xogta]

Af-Soomaaligu waa luqad Afro-Aasiyatik ah kana mid ah laanta Kushiitik. Waxa uu afka hooyo u yahay Soomaalida ku nool dhulka Soomaaliweyn iyo qurbo joogta Soomaaliyeed. Af-Soomaaligu waa afka rasmiga ee Soomaaliya[2] , luqadda qaranka Jabuuti , iyo luqadda ka shaqeeysa gobolka Soomaalida Itoobiya, iyo sidoo kale Waqooyi Bari Kenya. Afka Soomaaliga wuxuu si rasmi ah ugu qoran yahay xarfaha Laatiinka. Qalincadde (wadahadal) 19:18, 15 Jannaayo 2021 (UTC)[reply]

Warya Alee kac cabso[wax ka badal xogta]

Ok 196.191.61.236 00:20, 21 Maaj 2024 (UTC)[reply]