Talk:Mohammed Abdirahman Omar

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Talk:Banaadir)

Waxa uu dhashay 23 febuary 1997 ku dhashay Dalka Somalia magaaladdda xamar. Ardaynimada waxa uu bilaabay sanadkii 2004 waxaa uu dhiganjiray iskoolka ALFAJRI Dhanka kale waxa uu ahaa ciyaaryahan caan ka ah magaalada Xamar gaar ahaan Yaaqshid sidoo kale waxa uu wax ka jilijiray xiliga uu ku jiray waxbarashadiisa dhanka Riwaayadaha lagu qabanijiray iskoolka uu dhiganjiray ee ALFAJRI

ila gudoon dheeraad degmo dheeri ah e gobolka banadir[wax ka badal xogta]

Asc marka hore waliba sln kal iyo laab ah walaal igu qaali ah misna isla soo dhiganay dugsiga sare alfajri illaah ha unnaxariisto maamulihi dugsigayni alfajri marxuum ustaad abuukar dheere sanad dugsiyeedkii 2005-2006 aya ka qalin jabiyay alfajri. waxaa ku soo daray degmoyinka gobolka banaadir degmadii uu magacaabay madaxwene ex sheikh shariif aheikh axmed ee degmo kahda sheikh ee ila waafaq si loo aqbalo Abduallah Mohamed Husein MIINEY (talk) 06:07, 29 Jannaayo 2018 (UTC)[reply]