User:Abduallah Mohamed Husein MIINEY

Ka Wikipedia

Abduallah mohammed hussein kuna magac dheer abduallah miiney ku dhashtay degmada balcad e gobolka Shabeelaha dhexe isniin 12 bisha ogoosto 1985 halkaasna ku soo quraanbartay isla degmada waxa ku soo wareegtay 1998 muqdisho dugsiga hoose dhexe ku soo qaatay iskuuladii imaam shaafici dugsiga sare ku soo qaatay alfajri dhexe iyo sare